Somaliland oo dowlada Somalia ku eedeysay iney abuureyso cadaawad cusub

Maamulka Somaliland oo dowlada federaalka Somalia ku eedeeyey iney waddo dagaal iyo cadaawad ka dhan ah shacabka Somaliland iyagoo dhinaca kale baaq u dirtay beesha caalamka. War-saxaafadeed ka soo baxay Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada maamulka Somaliland ayaa waxay ku sheegeen iney fariin adag u diraan wax ay ku tilmaameen Maamulka Muqdisho oo ay … Continue reading Somaliland oo dowlada Somalia ku eedeysay iney abuureyso cadaawad cusub